Shiikh Shariif oo walaac ka muujiyey qadiyadda Jareer Weyne & kiiska Jen. Sheegow

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa walaac xoogan ka muujiyey qadiyadda Beesha Jareer Weyne iyo kiiska Janaral Sheegow siday isku dhaxgaleen. Shariif oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in qaabka loo soo xiray Jen. Sheegow ay aheyd mid aan laga fiirsanin oo abuurtay inay kiciso caadifadda beesha oo idil. HOOS KA AKHRISO QORAAL … Continue reading Shiikh Shariif oo walaac ka muujiyey qadiyadda Jareer Weyne & kiiska Jen. Sheegow